Sports

Dhageyso:-Faah faahinno ka soo baxaya qarax Saakay ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo Saakay Aroortii ka dhacay Waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegay in lala

Continue Reading »

Qeybta Sports

WARBIXIN+SAWIRRO : Natiijada Kulamadii Xalay ee Champions Leaque & Kooxo Waaweyn oo Ceeboobay.

Manchester United ayaa guul raaxo leh Old Traffrod ugu furutay tartanka ay dib ugu soo laabtay ee Champions Leaque waxayna Red Devils 3-0 ku garaacday

Continue Reading »

Sports Archives

Xulka ugu yar aduunka oo Mar kale ka adkaaday Xulka Qaranka Soomaaliya
- Apr 30, 2017
Xulalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan ayaa galabta cayaaray kulan ka tirsan Koobka CHAN 2017-ka, ciyaartaasi oo aheyd mid xiiso badan oo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan. Ciyaartan ayaa waxa ...
HORDHAC: Chelsea Vs. Swansea City.
- Feb 25, 2017
Chelsea waxa ay soo dhaqeyn doontaa Swansea City kulan ka tirsan Premier League-ga. Kulankan waxa ay Blues haysataa fursad ay hogaanka ku dheeresato maadama kooxaha kale aysan dheeleen axada. Maxaa ka cusub ...
Barcelona oo walaac hor leh wajaheysa kaddib Messi aabihii oo.
- Feb 25, 2017
Lionel Messi aabihii isla markaana ah wakiilkiisa ayaa ka soo tagay Barcelona iyadoo aan wax hormar ah laga sameyn wada hadaladii qandaraaska loogu kordhinayay wiilkiisa taa oo walaac wayn ku ...
Oscar oo D. Costa ku qal qaalinaya inuu kula biiro Horyaalka China.
- Jan 22, 2017
Xidigii hore ee Chelsea Oscar ayaa Waxaa la warinayaa inuu si qarsoodi ah ugu dhiiro galiyo Diego Costa inuu isaga soo tago Stamford Bridge isla markaana kula soo biiro horyaalka ...
Real Madrid 2 Malaga 1: Wiilasha Zidane oo jawaab la yaqaan bixiyay.
- Jan 22, 2017
Real Madrid ayaa kulan xiiso badan waxa ay garoonka Bernabue kula dheeleysaa kooxda MAlaga waxaana ciyaartaasi laba gool ku hogaamineysaa kooxda Real Marid. Qeeybta hore waxaa labada gool u dhaliyey ciyaaryahan ...
Rooneey oo waqtigii dhimashada United usoo dhiciyay 1 Dhibic.
- Jan 22, 2017
Xidiga xulka England Wayne Rooneey ayaa caawa United ka badbaadiyay Guuldarro xanuun badan, kadib markii uu waqtigii dhimashada u dhaliyay u dhaliyay Free Kick xili kooxdiisa lagu hogaaminayay 1 Gool. Labada ...
Hordhaca: Arsenal iyo Burnley.
- Jan 22, 2017
Kooxda Arsenal ayaa kula xiiso badan galabta waxaa ay qaabileysaa kooxda Burnley waxaana Wengar uu doonayaa inuu soo tiigsado booska labaad ee Primer League. Wengar ayaa kulankaan waxaa uu kusoo bilaabay ...
Chelsea oo ganaaxday weeraryahankeeda Diego Costa.
- Jan 22, 2017
Kooxda Chelse ayaa ganaax lacageed garka u galisay weeraryahankooda ree ee heerka caalami, waxayna jariirada Marca ee kasoo baxda magaalada Madrid ay sheegeysaa in Costa lagu ganaaxay lacag dhan 100,000 ...

Next Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:-Gadiidka Bajaajta oo lagu eedeeyay Amni Daradda Garowe
- Feb 22, 2018
Magaalada Garowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa xabsiga lagu guray Gadiidka Bajaajta kuwaasoo lagu ...
DHAGEYSO:-Wasiirka amniga soomaaliya oo soo diray fariin ku socota siyaasiyiinta hamiga xun
- Feb 22, 2018
Maxamed abuukar islaw ducaale wasiirka amniga soomaaliya ayaa hadal u muuqda in uu fariin ...
TOPNEWS:-Dahab lagu qiimeeyay 1 milyan oo Doolar oo lagu qabtay Dalka kenya
- Feb 22, 2018
Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Nin u dhashay dalka Tanzaniya ka ...
DHAGEYSO:-Gudoomiye Yariisow” Canshuuro laga qaado Shacabka kuma dhacdo Qasnadda dowladda”
- Feb 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan ...
AKHRISO:- Itoobiya oo siideyneysa Maxaabiis badan oo Ka Tirsan Ururka ONLF
- Feb 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xaqiijiyay in ay qorsheynayaan in ay  Xabsiga ...