Interviews

DHAGEYSO:-Murashax Lafta Gareen”Xilkeygii waan ka tagay waxaana ahay Murashax Gudoomiye”

Waxaa si rasmi ah u shaaciyay in uu xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka u tartamayo Xildhibaan C/casiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) oo ka mid ah Mudanayaasha

Continue Reading »

Qeybta Interviews

DHAGEYSO:-Guddoomiye Muudeey oo soo xidhay Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal & Heer Maamul Gobaleed

Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal & Heer Maamul Gobaleed oo

Continue Reading »

Interviews Archives

DHAGEYSO:-General morgan oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay Madaxweynaha Puntland Muxuu Ka yidhi Sool iyo Somaliland.
- Apr 18, 2018
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo uu soo qaban qaabiyey General Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u ...
VIDEO:-Sheekh Shariif oo ka hadlay xiisada ka dhaxtaagan Soomaaliya iyo Imaaraadka
- Apr 17, 2018
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhax taagan dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka. Sheekh Shariif oo wareysi siinayay Tvga Al-carabiyah ayaa aad ugu ...
DHAGEYSO:-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Khudbad Qiimaleh Jeediyey Miyuu Ka Hadlay Xaaladda Tukaraq
- Apr 15, 2018
Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah issimada ka qaybgalaya caana shubka beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdulaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka. Hoos ka ...
DHAGEYSO:-Ismimo soomaaliland ka yimid oo magaalada carmo ka sheegay in tukaraq nabad u baahan tahay
- Apr 15, 2018
Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo maanta ka qaybgalay munaasabadda caleema saarka Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ...
VIDEO:-Taangiyadii Dagaalka Somaliland Oo Lagu Sii Wado Tuko-raq iyo Dagaal laga cabsi qabo in uu dhaco
- Apr 7, 2018
Maamulka soomaaliland ayaa bilaabay in ay soo wada qaadaan dhamaan gaagiidka dagaalka ee ay meel ku ogaayeen waxay magaalada ber bera ka soo dajiyeen taangiyo dagaal oo ay dhanka gobolka ...
DHAGEYSO:-Siyaasi mukhtaar nuur geeseey” kulanka codka u qaadista mooshinka jawaari ha shir gudoomiyo hogaanka aqalka sare
- Apr 6, 2018
Siyaasiga Mukhtaar Nuur Geeseey ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Golaha shacabka Soomaaliya oo u kala qeybsan labo garab oo qeyb ka mid ah taageero ka heysato Xukuumadda ...
DHAGEYSO:-Shirka goloha wasiiradda soomaaliya oo looga hadlay amniga, Dhaqaalaha iyo Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya.
- Apr 5, 2018
Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay Xaalada amaan ee dalka, Faah-faahinta Geedi-socodka dayn cafiska Soomaaliya, Hanaanka Maaliyadda ...
DHAGEYSO:-Maxaa ka jira in dhalinyaro ka soo jeeda soomaaliland lagu afduubay magaalada garoowe?
- Apr 5, 2018
Xildhibaan Ismaaciil dheeg oo ka tirsan barlamanka soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dhalinyaro ka soo jeeda deeganada soomaaliland lagu afduubay magaalada garoowe ee caasimada puntland. Xildhibaanka ...

Next Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Imaaraadka oo Qirtay in Lagaga Adkaaday Dagaalka Warbaahinta ee Soomaaliya
- Apr 26, 2018
Wargeyska Alitixaad ee ku hadla  afka dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa caddadkiisa maanta oo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland oo Weerar afka ah ku waaday madaxda maamulada iyo dawladda dhexe muxuu ku eedeeyay
- Apr 26, 2018
Magaalada Garowe  waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir hal maalin socday oo looga hadlayay ...
DHAGEYSO:-Shacabka Kunool Magaalada Garoowe oo Afka Furtay Arrimo Muhiim ahna Ka Hadlay.
- Apr 26, 2018
ulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxa ay ka hadleen dhismaha ...
DHAGEYSO:-Faarax macalin oo ku tilmaamay Qaa’inul wadaniyiin madaxda maamulgobaleedyada ee taga imaaraadka carabta
- Apr 26, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horey u soo noqday Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya oo ...
DHAGEYSO:-Halkee ayay wax u marayaan gudi dhawaan madaxweynaha puntland uu magacaabay
- Apr 26, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ...