Magacyada Xilmadhibaanada Beesha Sade Ugu Jiray Baarlamaanka Soomaaliya Ee Lacagaha Laaluushka Ka Qaatay Islamarkaana Codkooda Siiyay Damu Jadiid.

0

QaswadeyaalWaxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan Xilmadhibaanada Beesha Sade ugu jiray Baarlamaanka Soomaaliya ee laaluushka qaatay islamarkaana codkooda siiyay urur diimeedka Damu Jadiid.

1- Xuseen Warsame Samatar Gafar   Wagardhac

2- Abdifataax Nuur Mataan    Habaryacquub

3-Muuse Sheekh Cumar   Howraarsame

4- C/laahi Yuusuf Alankeey   Talxe

5- C/llaahi Maxamed Xirsi Qorax    Reer Xirsi Ugaas

6- C/qaadir CC (sii sii)   Reer Axmed

7- Cadi Cali Xasan   Uur Midig

Qaswadeyaal

Filo dhawaan taariikh nololeedkooda oo dhameeystiran.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gamil.com