Articles

DAGAALKA DAWLADAHA CARBEED KAGA SAARAYAAN SOOMAALIYA WALAALKEEN TURKI MIYAAD DAREENTEEN?

Waxaan ahayn dad musliim ah soomaali ah dagan bariga iyo geeska afrika.waxaanahay suniyiin haysta mad habta shaaficiyada 100% oo aan lahayn wax khilaaf diineed ah.Burburkii

Continue Reading »

Qeybta Articles

Dhaliisha Mahad Salaad iyo xaqiiqda musiibada Zoobe: Ma xildhibaan mise hoggaamiye kooxeed.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Shakhsiyaadka kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray warbixin laga dheehan

Continue Reading »

Articles Archives

FAALLO:- XASUUQII ZOOBE SU’AASHII GURMADKA KA DIB NOOGA DHIG!!
- Oct 18, 2017
Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo ...
TALO ADAA KU NOOL EE IYADU KUGUMA NOOLA! W/Q: Khaliif Ashkir Diinixoosh
- Oct 18, 2017
Waxaan anigoo ah Khalif Ashkir Diini Xoosh rabaa in aan la hadlo. Madaxda Dawlad-Goboleedyada dhawaan shirku ugu soo xirmay magaalada Kismaayo. Madaxda sare ee Dawladda Federaalka ah. iyo Shacabka Soomaaliyeed meel ...
FAALLO:- Somaliland Gobollada Dimuqraadiyada Soomaaliya.
- Oct 14, 2017
Somaliland, waa qeyb kamida Soomaaliya waana Waqooyi Galbeed Soomaaliya, Caasimadda Maamulka Somaliland waa Hargeeysa, Somaliland 1991, waxay ku dhawaaqday inay Soomaaliya ka go’en kana madax bannanyihiin Soomaaliya Adduunkana ictiraaf ka ...
WARBIXIN:- AQOON YAHANADII IYO SHACABKII PUNTLAN OO XABSI KU MUTAYSANAYA TAAGEERIDA DAWLADA SOOMAALIYEED.
- Oct 14, 2017
Shacabka ku nool deegaanada puntland oo ah shacab lagu yaqiin taariikh ahaan in ay had iyo jeer u guntanaadaan dawlad nimo iyo qaranimo soomaaliyeed,ayaa aamin san in ay ka shaqeeyaan ...
FAALLO:- DIBIGA ISBEYN IYO SHACABKA SOOMAALIYEED MAXAY ISKAGA EG YIHIIN!?
- Oct 13, 2017
Waxaa jira Cayaaro la yiraahdo cayaarta Dibiyada oo laga ciyaaro waddanka Isbeyn. Waxaa la xareeyaa dibiyo fara badan oo dad- dilyo ah. Sidoo kale waxaa la diyaariyaa oo la carbiyaa ...
AKHRISO:- Golaha Kismaayo, Golaha Cadan-Yemen & Golaha Dubruq ee Libiya! Maxaa ka dhexeeya? (Qormo kaalinta UAE).
- Oct 13, 2017
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga wareegsato Qaladaadkii horey loo galay, lana kobciyo wanaagii horey loo sameeyey, waxna laga barto! Lkn Carabta iyo ...
FAALLO:- Suldaan Shaaciye Maxamed Ciise “Aalatahay Madaxweyne Cabdiwali”.
- Oct 12, 2017
Maahmaah Soomaaliyeed ayaa ahayd "Hashu ayadaa geela cunaysa ayadaana cabaadeysa". Walaalkay Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland waxaan heshiis ku ahayn inaan horumarino maslaxada Puntland gacan bir ahna lagu qabto ...
FAALLO:- SOOMAALI IYO FEDERAAL MAXAA KALA HAYSTA?
- Oct 11, 2017
Maaha markii ugu horeysay ee aan dadkayga Soomaaliyeed uga digay nidaamka Federaalka ee naloo sameeyey ,ilayn kuma heshiin Soomaalidu in ay qaadatee,mararbadan baan wax ka qoray in aan uga digo ...

Next Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

FAALLO XIISO BADAN: Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka
- Oct 24, 2017
Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u ...
SAWIRRO: Talisyada Ciidan ee Xoogga dalka iyo Howl galka AMISOM oo kulamay
- Oct 24, 2017
Talisyada Ciidamada xoogga dalka iyo AMISOM ayaa shalay ku kulmay Xerada Xalane oo ah ...
Ronaldo Oo Ku Guulestay Abaalmarinta Laacibka FIFA Ee Sanadka
- Oct 24, 2017
Weeraryahanka Naadiga Real Madrid iyo xulka dalka Purtuqal ayaa ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ...
TOP NEWS:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Danjiraha Maraykanka U Joogta QM Oo Maanta Kulmi Doona
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo maalintiisa 2-aad booqasho ku jooga dalka Ethiopia waxa uu maanta la ...
Sheekh Shariif Iyo Cumar C/Rashiid Oo Imaaraadka Uga Mahadceliyay Taageerada Ay Siiyaan Soomaaliya
- Oct 24, 2017
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore Dowladdii KMG, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isul-wasaarihii hore, ...