Hordhaca: Arsenal iyo Burnley.

0

Kooxda Arsenal ayaa kula xiiso badan galabta waxaa ay qaabileysaa kooxda Burnley waxaana Wengar uu doonayaa inuu soo tiigsado booska labaad ee Primer League.

Wengar ayaa kulankaan waxaa uu kusoo bilaabay shax adag isagoo kusoo galay xidigihiisa rasmiga ah ee horyaalka.

Ozil ayaa sidoo kale kulankaan kusoo bilowday maadaama kulamadii ugu dambeeyey xidigaan uu xanuun kaga maqnaa kooxdiisa.

Arsenal XI: Cech, Gabriel, Mustafi, Koscielny, Monreal; Ramsey, Xhaka; Alexis, Ozil, Iwobi; Giroud.

Keydka: Ospina, Gibbs, Bellerin, Coquelin, Oxlade-Chamberlain, Welbeck, Lucas.

Burnley XI: Heaton, Lowton, Keane, Mee, Ward; Boyd, Marney, Hendrick, Defour; Barnes, Gray.

Keeydka: Robinson, Flanagan, Kightly, Barton, Vokes, Tarkowski, Darikwa.