Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO:- Abuukar Cumar Cadaan “Waxaa codsanaa in Duq Xasan Dahir Aweys la soo daayo”.

Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta gudaha dalka ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku aaday dalka Turkiga.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa halkaas kaga qeyb-galaya shir

Continue Reading »

Dhacdooyinka Todobaadka Archives

DHAGEYSO: Wariye caan ahaa oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
- Dec 11, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka dhacay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray Gaari uu watay Wariye ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay Qadiyadda Qudus
- Dec 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si kulul uga hadlay Qadiyadda taagan ee Qudus oo uu dhawaan Mareykanka u Aqoonsaday in ay tahay Caasimadda Israel. Ugu horreyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Qorshaha 5-Sano Ee Soo Socota Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Oo La Soo Bandhigay
- Dec 11, 2017
Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ee Dalka ayaa maanta soo bandhigay Istaraatiijiyada 5 Sano ee soo socota Guddigaasi uu ku shaqeyn doono. Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka ...
TOP NEWS:-Puntland oo digniin ka soo saartay Hay’adaha fidiya warar la xiriira kufsiga.
- Dec 11, 2017
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaji Cumar Camey oo la hadlay saxaafada  ayaa  hay’addaha uga digey inay abuuraan kiisas been abuur ah oo la xiriira tacadiyada ka dhanka ah ...
DHAGEYSO+WARBIXIN:- Mareykanka oo 2 Sano ku kordhiyay howlgalka cirka ah ee uu kawado Somaliya
- Dec 11, 2017
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhiyay muddada Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay weerarrada ka wadi karaan Soomaaliya. Sharci cusub oo Bishii October ee la soo dhaafay la ...
WAR CUSUB: Itoobiya oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan saldhiga safaaradeeda inuu yahay Tel Aviv.
- Dec 11, 2017
Dowlada Itoobiya ayaa daboolka ka qaaday inaysan adeeci doonin go’aanka uu Madxaweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu hibeeyay Israel. Itoobiya waxa ay sheegtay in howlaha Safaaradooda ay kasii socon doonto caasimada Israel ee Tel Aviv, isla markaana ...
XOG:- Amiirka Qadar oo sheegay sir hor leh oo ku saabsan arrinta Qudus ee Sacuudiga iyo Israiil.
- Dec 11, 2017
Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan afka ka qabsan doonin baahinta Dukumiintiyo muujinaaya xiriir hoosaadka ka dhexeeya dowladaha Sacuudiga iyo Israel. Amiirka waxa uu tilmaamay inay hayaan cadeymo ...
DHAGEYSO:- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo si loo dhameystiro isku dhafka Ciidamada Xooga.
- Dec 11, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayoa ayaa waxa ay sheegayaan in shalay Magaalada Kismaayo ay gaareen wafdi uu horkacayay Wasiirul dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa iyo Safiirka Dalka Jabuuti u ...

Next Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:- Abuukar Cumar Cadaan “Waxaa codsanaa in Duq Xasan Dahir Aweys la soo daayo”.
- Dec 11, 2017
Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Wareysi gaar ah ...
SAWIRRO:- QM oo ka hadashay doorashooyinka 2020 ee Soomaaliya.
- Dec 11, 2017
Qaranada Midoobay ayaa ka hadashy dooraashooyinka 2020 ee lagu qaban doono Soomaaliya. Danjiraha QM ee ...
DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku aaday dalka Turkiga.
- Dec 11, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka ...
DHAGEYSO: Wariye caan ahaa oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
- Dec 11, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka ...
DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
- Dec 11, 2017
Qarax Xoogan ayaa goordhow waxuu ka dhacay sida la sheegay Degmada Wadajir ee Magaalada ...