Dhacdooyinka Todobaadka

AKHRISO: Dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah January,

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka Todobaadka

DHAGEYSO+SAWIRRO : Gudiga Difaaca Golaha Shacabka Oo Ka Shiray Xiisada Balad Xaawo Iyo Weerarkii Guriga C/Qeybdiid

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho kadib markii uu shalay ka baaqday kulankii ay yeelan

Continue Reading »

Dhacdooyinka Todobaadka Archives

DHAGEYSO : Nuxurka Baaqii Faarax Macali ee ahaa in la Xaro Safaaradda Imaaradka ee Muqdisho.
- Dec 31, 2017
Guddoomiye Ku xigeenkii kii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka in ay go’aan ka qaataan wax uu ku tilmaamay Qal qal galin oo ...
DHAGEYSO: Taliyaha CXD: Talaabo ayaa laga qaadaa kuwii weeraray Hooyga Sen. QEYBDIID
- Dec 30, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Gorod oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa waxuu ka hadlay falkii lagu weeraray hooyga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaalle Qeybdiid. Taliye Gorod ayaa waxuu sheegay ...
SAWIRRO:- Laba Sarkaal iyo Afartan Askari oo loo xiray weerarkii Guriga Senator Cabdi Qaybdiid iyo baaritaan xoogan oo socda.
- Dec 30, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Cabdiwali Jaamac Gorod oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday guriga Senator ...
AKHRISO+SAWIRRO: Duqa Muqdisho oo war ka soo saaray weerarkii Hooyga Senator QEYBDIID
- Dec 30, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Taabid Maxamed Cabdi ayaa waxuu ka kadlay weerarkii lagu qaaday hooyga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Duqa Muqdisho ayaa waxuu sheegay in uu aad uga xun yahay falkii ...
WAR DEG DEG AH+DAAWO:- Taliyaha CXDS Gen. Gorod oo gaaray guriga Senator Cabdi Qaybdiid.
- Dec 30, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaaalda Muqdisho ayaaa waxa ay sheegayaan in Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdiwali Gorod uu goor-dhaw Gaaray Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka ...
AKHRISO:- Wasiirka Warfaafinta DFS Eng Yariisoow oo sheegay in dawladda ay wado Baaritaano ku aadan weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qaybdiid.
- Dec 30, 2017
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng: C/raxmaan Cumar Osmaan ayaa Facebook-giisa wuxuu kusoo qoray in dowladdu ay waddo baaritaan ku aadan weerarkii ay maanta ciidamo ka tirsan dowladda ku qaadeen ...
DHAGYSO: MD hore ee Sheekh Shariif oo war ka soo saaray xaalada Somalia
- Dec 30, 2017
Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka soo muuqday warbaahinta ayaa ka hadlay Xaaladda uu hadda dalka ku sugan yahay. Mudane Sheekh Shariif oo kulan la qaadanayay ...
DAAWO: XILDHIBAAN Qaybdiid oo sheegay weerarkii lagu qaaday hooygiisa in lagu dhaawacay ilaaladiisa
- Dec 30, 2017
Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan weerar maanta lagu qaaday hooyga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku yaalla Magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo ka mid ah kuwa Aqalka Sare ...

« Previous PageNext Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO : Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo Ka hadlay Qarax ka dhacay Muqdisho.
- Jan 16, 2018
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Warbaahinta faah faahin ka siiyay qarax Barqanimadii Maanta ka ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ...
SAWIRRO : Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud waxaa goordhow gaaray wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad ...
Akhri Qoraal : Shirkadda Korontada Boosaso oo Lagu eedeeyay iney Dagaal kula Jirto Shirkadda Golis +XOG
- Jan 16, 2018
Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda ...
TOP NEWS:-Madaxweyne Gaas Oo Loo Diiday In Uu Ka Dhoofo Gaalkacyo
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa la sheegay in is hor ...