Go’aano laga soo saaray Shaqaaqadii ka dhacday shalay ciyaartii Hir-Shabeelle & Banaadir

0

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo war qoraal ah ka soo saaray rabshadihii shalay ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho ayaa soo saaray Natiijo aysan ku farxin Xulka iyo taageerayaasha Gobolka Banaadir.

Xiriirka ayaa Dhibcaha kulankii shalay siiyay Xulka Hirshabeelle taas oo ganaax looga dhigay taageerayaasha gobolka Banaadir oo xiriirku caddeeyey in ciyaartu ka socon weysay dhankooda.

Hoos Ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed