Interviews

DHAGEYSO:- Afhayeenka Wasaarada Amniga oo sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur Maxkamad lasoo taagayo.

Muqdisho, 18 December 2017 – Sidaad la socotiinba hay’adaha Amniga iyo Xeer Illaalinta waxey maalmahan wadeen baaris danbiyo muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu tuhunsanyahay fal dambiyeedyo

Continue Reading »

Qeybta Interviews

DHAGEYSO:- Wasaaradda Amniga Oo sheegtay in uu khilaaf ba’an ka dhex curtay Al Shabaab iyo Horjoogahoodi oo.

Wasaaradda Amniga DF Soomaaliya ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan in uu khilaaf ka dhexjiro hoggaanka ugu sareeya Al-Shabaab,kaas oo sababay qarixii khasaaraha badan geystay

Continue Reading »

Interviews Archives

DHAGEYSO: Shacabka oo soo dhaweeyay furitaanka Wadooyinka Gaalkacyo
- Dec 18, 2017
Shacabka ayaa siyaabo kala duwan u soo dhaweeyay furitaanka Waddooyinkii xirnaa ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Waxaa ay sheegeen in waddadan ay muhiim u aheyd isku socodka Gaadiidka, dad weynaha ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Geeseey: Waa dhaawac Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
- Dec 18, 2017
Xildhibaankan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Geeseey ayaa waxuu xaqiijiyay in Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu dhaawac soo gaaray. Xildhibaanku ayaa waxuu tilmaamay in weerarkan ay Ciidamada Amaanka ku ...
DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo ka hadlay furitaanka Iskuulo
- Dec 18, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho, Taabid Maxamed Cabdi ayaa waxuu sheegay in ay furayaan iskuulo lacag la'aan ah. Waxaa mashruuca lagu furayo iskuuladan dhagax dhigay Madaxa Hay'adda UNHCR Flippo ...
DHAGEYSO: Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay qorsha 2018 ilaa 2020
- Dec 18, 2017
Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan ayaa waxuu ka hadlay waxbarashada dalka. Wasiirka ayaa si faah faahsan uga hadlay waxbarashada 2018 ilaa 2020 ee dalka Soomaaliya iyo qorshaha uga dagan ...
DHAGEYSO: Odayaal ku baaqay isu soo bax lagu taageerayo NABADDA Gaalkacyo
- Dec 18, 2017
Odayaal iyo Waxgarad ka qeyb galay shir looga hadlayay adkeynta heshiiska u dhaxeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay doonayaan qabashada banaanbaxyo ballaaran. Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka ...
DHAGEYSO: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo lagu xiray Muqdisho
- Dec 18, 2017
Ciidamada Amaanka ee Dowladda Soomaaliya, ayaa Xalay weerar ku qaaday hooyga Siyaasiga A.A. Warsame kaasi oo ka dhashay khasaaro dhimasho leh. Waxaa iska horimaad xoogan uu dhex maray Ciidamada Amaanka iyo ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Saabir oo beeniyay in duminayo Dowlada Somalia
- Dec 17, 2017
Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay eedeynta loo jeediyay ee ah in uu yahay dowlad dumis. Xildhibaanka oo ku sugan Dalka Imaaraadka ...
DHAGEYSO: OROMADA oo war ka soo saartay Soomaalidii lagu laayay Dalka Itoobiya
- Dec 17, 2017
Mas'uul ka soo jeeda qowmiyada Oramada oo ku sugan Dalka Kanada ayaa si faah faahsan uga hadlay xasilooni darrada weli ka taagan qeybo ka mid ah Dalka Itoobiya. Gudddoomiyaha Jaaliyada Oramada ...

« Previous PageNext Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO : Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo Ka hadlay Qarax ka dhacay Muqdisho.
- Jan 16, 2018
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Warbaahinta faah faahin ka siiyay qarax Barqanimadii Maanta ka ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ...
SAWIRRO : Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud waxaa goordhow gaaray wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad ...
Akhri Qoraal : Shirkadda Korontada Boosaso oo Lagu eedeeyay iney Dagaal kula Jirto Shirkadda Golis +XOG
- Jan 16, 2018
Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda ...
TOP NEWS:-Madaxweyne Gaas Oo Loo Diiday In Uu Ka Dhoofo Gaalkacyo
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa la sheegay in is hor ...