Wararka Maanta

DHAGEYSO : Gudiga Doorashada Soomaaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay

Xaaladda xaafado ka mid Hargeisa iyo Burco oo ay rabshado ka dhaceen maalin ka hor ayaa haatan deggan, iyadoo ay isa soo tarayaan baaqyada nabadda

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

DHAGEYSO : Liiska Ragga Fuliyay Dilalka iyo Qaraxyada ee Dalka iyo Dibadda oo La heley magacyadooda.

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

DHAGEYSO : Maxaa Ka Jira Wararka sheegaya in Shirkii Golaha wasiirada shalay uu ka Baxay Wasiirkii Maaliyadda ?
- Nov 17, 2017
Baraha Bulshada ay isticmaasho iyo Warbaahinada qaar ayaa baahinayay in shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta uu ka baxay wsiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Xukuumadda ay Warkaas beenisay. Markii soo dhamaaday shirka Khamiislaha ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe oo Ka hadlay Xuquuqda Aadanaha Dalal Soomaaliya ay kamid tahay.
- Nov 17, 2017
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Dowlado Soomaaliya ay ku jirto ugu baaqay in ay xusuustaan ​​waajibaadkooda xuquuqda Aadanaha marka ay ka hortagayaan waxa loogu yeero Arga gixisada. Waxa ...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Gaaray Baydhabo iyo Madax Kale oo Ku wajahan.
- Nov 17, 2017
Wararka Ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaa in Goordhaw uu Magaaladaas gaary wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, si ay kaga qeyb galaan Sanad ...
Ciidanka Puntland oo dhaqdhaqaaq ka wada Buuraha Gobolka Bari.
- Nov 17, 2017
Ciidanka Daraawiishta Puntland, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo ka dhan ah Shabaab iyo Daacish ka wada Buuraha Gobolka Bari, iyadoona uu hadafku yahay in laga saaro goobaha ay kaga sugan yihiin. Buuraha ...
4; Weerar oo xalay ka dhacday Degmada Yaaqshid.
- Nov 17, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in xalay kaliya ay ka dhacday 4 Weerar oo ay geysteen rag hubeysan oo Al-Shabaab loo maleynayo. Weeraradan ayaa isugu ...
10 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa.
- Nov 17, 2017
Ugu yaraan toban ruux, ayaa waxaa la sheegay inay ku dhimatay shaqaaqooyin Xalay fiidkii ka kala dhacay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ee Somaliland. Shaqaaqooyinkan, ayaa waxay ka dambeeyen markii ay soo ...
Wasaaradda Amniga XFS oo digniin ka soo saartay falalka lidiga ku ah amniga
- Nov 17, 2017
Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah. Wasiirka amniga oo ka qeybgalay shirkii Golaha Wasiirada ayaaa ...
Soomaaliland oo ka digtay rabshado salka ku haya doorashooyinka
- Nov 17, 2017
Maamulka Soomaaliland ayaa digniin adag u jeediyay Dad la sheegay inay halkaasi ka abaabulayaan rabshado ay kaga soo horjeedaan howsha tirinta codadka ee doorshooyinkii dhacay dhawaan. Jeneral Cabdillaahi Fadal Iimaan,Taliayaha ciidanka ...

« Previous PageNext Page »

ADVERTISMENT

LATEST NEWS

SAWIRRO : Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo heshay doon dheereysa oo lagu ilaalinayo socdaalka Xuduudaha badda.
- Nov 17, 2017
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta la wareegtey doon nooca dheereysa ah oo lagu ...
WARBIXIN +SAWIRRO : Mugabe oo fagaaro kasoo muuqday ‘isaga oo mayal adag’
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha wali xilka ka raaraca ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa markii ugu horeysay kasoo ...
DHAGEYSO : Wararkii ugu danbeeyay ee Rabshadihii Ka dhacay Hargeysa & burco.
- Nov 17, 2017
Rabshado kala duwan ayaa xalay ka dhacay magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo kuwaas oo ...
Qaramada Midoobay Iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed
- Nov 17, 2017
Dowladda Soomaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan  dhinaca c aruurta ee UNICEF ayaa ...
Puntland oo Beesha Caalamka ka dalbatay in laga taageero dagaalka Daacish
- Nov 17, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays “Dhado” ayaa ka hadlay howlgallada ciidamada Maamulka Puntland ...