Baaq kusocda somalida Gedo iyo Caabudwaaq,dhabad,balanbal iyo deegaanada ku hareereysan
Deeq Faandhe oo ka mid ah waxgaradka beesha Sade ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa fariin baaq ah u diraya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobalka Gedo iyo waqooyiga deegaanada dhaca gobalka Galgaduud.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka baaqa ah: