DAAWO VEDIO: Baaq loo diray bulshada beesha Sade ee ku nool gobalka Gedo iyo waqooyiga Galgaduud

0

Baaq kusocda somalida Gedo iyo Caabudwaaq,dhabad,balanbal iyo deegaanada ku hareereysan

Deeq Faandhe oo ka mid ah waxgaradka beesha Sade ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa fariin baaq ah u diraya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobalka Gedo iyo waqooyiga deegaanada dhaca gobalka Galgaduud.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka baaqa ah: