Muqdisho(AGGM):Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Dood kulul ka yeeshay Miisaaniyada Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2014.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof.Max;ed Sh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Baaritaano lagu Sameeyo Sababta loo Shaqaalaha Dowladda iyo Ciidamada Soomaaliya Mudo saddex Bilood ah lacgtii loo siin la yahay.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com