Dhageyso:Baarlamaanka oo ka hadlay Mushaar la’aan haysata Shaqaalaha Dowladda

0

Muqdisho(AGGM):Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Dood kulul  ka yeeshay Miisaaniyada Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2014.

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof.Max;ed Sh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Baaritaano lagu Sameeyo Sababta loo Shaqaalaha Dowladda iyo Ciidamada Soomaaliya Mudo saddex Bilood ah lacgtii loo siin la yahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com