Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda eeDawladda Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul goboleed hoos taga Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Dina Mufti, ayaa sido kale intaas kusii daray inay ka dawlad ahaan ixtiraami doonnaan midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.
Wuxu sidoo kale ka digay oo uu Xusay inaysan Aqbali doonin saldhig Amnigooda laga dhibaateeyo oo Masar ka hesho Somaliland.
Dhawaan magaalada Hargeisa waxaa soo gaadhay wafdi ka socday Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay inay siwayn uga Cadhoodeen Safar Qarsoodi ahaa oo xubno Masaari ah ay ku tageen Hargeisa.