Dawladda Itoobiya ” Waxaan Somaliland u Aqoonsanahay, Qayb kamid ah DF Somalia”

0

Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda eeDawladda  Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul goboleed hoos taga Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dina Mufti, ayaa sido kale intaas kusii daray inay ka dawlad ahaan ixtiraami doonnaan midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.

Wuxu sidoo kale ka digay   oo uu Xusay inaysan Aqbali doonin saldhig  Amnigooda laga dhibaateeyo oo  Masar ka hesho Somaliland.

Dhawaan magaalada Hargeisa  waxaa soo gaadhay wafdi ka socday Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay inay siwayn uga Cadhoodeen  Safar Qarsoodi ahaa oo xubno Masaari ah ay ku tageen Hargeisa.