Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda Galmudug.
Home Dhacdooyinka Todobaadka SAWIRRO:-Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Kasoo Jeeda Galmudug