SAWIRRO:-Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Kasoo Jeeda Galmudug

0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda Galmudug.