Wararka ka imaanaya magaalada marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in caawa uu halkaasi ka dhacay dagaal xoogan
Dagaalkaan ayaa waxa uu dhaxeeyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shababab
Dagaalka ayaa la sheegay in xoogiisa uu ka dhacay xafada buula bacaad iyo agagarka kawaaanka kaluunka ee dagmadfaasi