DHAGEYSO:-Weerarkii Alshabaab Ku Qaadeen Marko & Wareysiyo Xasaasi Ah

0

Wararka ka imaanaya magaalada marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in caawa uu halkaasi ka dhacay  dagaal xoogan

Dagaalkaan ayaa waxa uu dhaxeeyay  ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shababab

Dagaalka ayaa la sheegay in xoogiisa uu ka dhacay  xafada buula bacaad iyo agagarka kawaaanka kaluunka ee dagmadfaasi