Maamulka Hirshabeelle Ayaa sheegay inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’dokmiyeen Al-Shabaab.
Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in deegaanada mararka qaar ay weerada ka geystaan Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe howlgalka laga bilaabi doono.