DHAGEYSO:-Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabaya howlgal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab

0

Maamulka Hirshabeelle Ayaa sheegay inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’dokmiyeen Al-Shabaab.

Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in deegaanada mararka qaar ay weerada ka geystaan Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe howlgalka laga bilaabi doono.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here