Ciidamo ka so ruqaansday Gobolka Sool ayaa gaaray Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo xubno katirsan Gudiga Difaaca Puntland .
Waxaa ugu horeen madasha ka hadlay oo Ciidamada Soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad.