DHAGEYSO:- Ciidamo Cusub oo kuso biiray Puntland

0

Ciidamo ka so ruqaansday Gobolka Sool ayaa gaaray Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo xubno katirsan Gudiga Difaaca Puntland .

Waxaa ugu horeen madasha ka hadlay oo Ciidamada Soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad.