Mid ka mid ah beelaha dega Puntland ayaa Xooolo nool ku wareejiyay gudiga taakulaynta ciidanka Puntland waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin difaaca dalka.
Qaar kamid ah waxgaradka Beesha oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inay mar walba garab taganyihiin ciidanka difaaca Puntland.