DHAGEYSO:- Beesha Cali Xijiijle oo Deeq xoolo ah ku wareejiyaay Ciidanka PL

0

Mid ka mid ah beelaha dega Puntland ayaa Xooolo nool ku wareejiyay gudiga taakulaynta ciidanka Puntland waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin difaaca dalka.

Qaar kamid ah waxgaradka Beesha oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inay mar walba garab taganyihiin ciidanka difaaca Puntland.