Maamulka guud ee hayadda ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka uu u dhacay weerarkii habeen ka hor lagu qaaday ciidanka badda Puntland ee PMPF oo fariisin kulahaa deegaanka Balli-khadar ee buuraleeyda Galgala.
Hoos ka dhageyso codka