DHAGEYSO:- Agaasimaha Hay’adda PMPF oo Xog Badan Shaaciyey Ka Dib Weerarkii Balli-khadar

0

Maamulka guud ee hayadda ciidamada badda Puntland ee PMPF  ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka uu u dhacay weerarkii habeen ka hor lagu qaaday ciidanka badda Puntland ee PMPF oo fariisin kulahaa deegaanka Balli-khadar ee buuraleeyda Galgala.

Hoos ka dhageyso codka