Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal cali waraabe ayaa dhaliil xoogan u jeediyay madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas iyo madaxweynaha dowladda soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo.
Faysal cali waraabe ayaa ku dhaliilay madaxda dowladda dhexe in ay qaab qabiil u abaabulayaan dagaalka tukaraq