DHAGEYSO:-Faysal cali waraabe”farmaajo iyo gaas shaati qabiil ayay xidhan yihiin waa in la iska qabto”

0

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal cali waraabe ayaa dhaliil xoogan u jeediyay madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas iyo madaxweynaha dowladda soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo.

Faysal cali waraabe ayaa ku dhaliilay madaxda dowladda dhexe in ay qaab qabiil u abaabulayaan dagaalka tukaraq