Ciidamadamo horay uga tirsanaa Maamulka Soomaaliland kuwaas oo horay ugu biiray 2007dii bishii lixaad kuna sugnaa Deegaanka Carawayn ee Gobolka Sool , Tiradoooda ay gaarayso 160 Askari ayaa maanta ku Soo biiray Ciidamada Difaaca Puntland ee Gobolka Sool.
Xildhibaano iyo Saraakiil Ciiidan oo ku sugnaa Jiida hore ee dagaalka Ayaa soo dhaweeyay soo Ciidamadan ka soo Goostay Maamulka Soomaaliland.
Saraakiishii Ciidamad hogaaminaysay oo warbaahinta lahadlay ayaa Sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Maamulka soomaaliland