DHAGEYSO:-Ciidamo ka tirsan somaliland oo ku soo biiray puntland

Ciidamadamo horay uga tirsanaa Maamulka Soomaaliland  kuwaas  oo horay ugu  biiray 2007dii bishii lixaad kuna sugnaa Deegaanka Carawayn ee Gobolka Sool , Tiradoooda ay gaarayso 160 Askari ayaa maanta ku Soo biiray Ciidamada Difaaca Puntland  ee Gobolka Sool.

Xildhibaano iyo Saraakiil Ciiidan oo ku sugnaa Jiida hore ee dagaalka Ayaa soo dhaweeyay soo Ciidamadan ka soo Goostay Maamulka  Soomaaliland.

Saraakiishii Ciidamad hogaaminaysay oo warbaahinta lahadlay ayaa Sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Maamulka soomaaliland

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Dhageyso”Gudoomiyaha Hay’ada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed”ilaa 5-Kun oo Soomaali ah ayaa weli ku dhiban Liibiya”
- Feb 18, 2018
Axmed Daahir C/kariin oo ah Gudoomiyaha Hay'ada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyey in ...
Ciidanka Asluubta oo u diyaar garoobaya xuska xiligii la aas aasay
- Feb 18, 2018
Qeybaha kala duwan ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa xiligan diyaar garow balaaran ugu jira ...
Wasaarada Waxbarashada Oo Ardayda Dhameysatay Waxbarashada Heerka Koowaad u Tababareysa Macalinimo
- Feb 18, 2018
Wasaarada Waxbarashada xukuumada fedraalka soomaaliya ayaa ka dhawaajisay in ardayda dhameysatay waxbarashada heerka koowaad ...
Shariif Xasan Sheekh Aaden Oo Magaalada Muqdisho Soo Gaaray
- Feb 18, 2018
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihii ugu danbeeyey safaro dibadda ...
Wasaaradda Gaadiidka oo dar dargelineyso hirgelinta sharuucda gaadiidka
- Feb 18, 2018
Kulankan oo lagu soo bandhigayay shirciga lagu dhaqayo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan  oo ay ...