Wareegto ka soo baxday maanta Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa Shaqadii looga joojiyay Agaasimihii Wasaaradaas Cabdillaahi Xayir Ducaale.
Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in xil kaqaadista Agaasimaha ay Sabab u tahay Maamul xumo iyo Musuq maasuq hareeyay Wasaaradda.
Hoos ka Akhriso Warqada .