Wasiir Maareye Oo Shaqada ka Ceeriyay Agaasimiih Wasaarada ,Maxaytahay Sababty?

0

Wareegto ka soo baxday  maanta Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa Shaqadii looga joojiyay Agaasimihii Wasaaradaas Cabdillaahi Xayir Ducaale.

Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in xil kaqaadista Agaasimaha ay Sabab u tahay Maamul xumo iyo Musuq maasuq hareeyay Wasaaradda.

Hoos ka Akhriso Warqada .