Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Mudug Axmed cismaan cali oo ayaa maanta waxa uu ka hadalay xaalada Amni ee Gobolka Mudug iyo howlgalada Ciidamada ay ku xaqiijinayaan Amaanka Gobolka Mudug.
Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay Askari habeen kahor lagu dhaawacay Gudaha Magaalada Gaalkacyo kaas oo ka tirsanaa Ciidamada laanta Canshuuraha .