Dhagayso: Waa Sidee Amniga Magaalada Gaalkacyo kadib Isku dhafkii Ciidamada labada Maamul ?

0

Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Mudug Axmed cismaan cali oo  ayaa maanta waxa uu  ka hadalay xaalada Amni ee Gobolka Mudug  iyo howlgalada Ciidamada ay ku xaqiijinayaan Amaanka Gobolka Mudug.

Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay Askari habeen kahor lagu dhaawacay  Gudaha Magaalada Gaalkacyo  kaas oo ka tirsanaa Ciidamada  laanta Canshuuraha .