Odayaasha iyo waxgaradka degmada Kalabaydh ee gobolka sool ayaa ka hadlay Xiisada Tukaraq iyo Hadalo dhowaan Warbaahinta laga sii daayey. Waxayna ku baaqeen inaan dhiiga dad Soomaaliyeed la daadin labada maamul ayaay ugu baaqeen in ay warbaahinta ka joojiyaan hadala colaada abuuri kara
Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Waxgaradka degmada Kalabaydh “Puntland iyo Somaliland Kuma dagaalami Karaan Tukaraq”