DHAGEYSO:-Waxgaradka degmada Kalabaydh “Puntland iyo Somaliland Kuma dagaalami Karaan Tukaraq”

0

Odayaasha iyo waxgaradka degmada Kalabaydh ee gobolka sool  ayaa ka hadlay Xiisada Tukaraq iyo Hadalo dhowaan Warbaahinta laga sii daayey. Waxayna ku baaqeen inaan dhiiga dad Soomaaliyeed la daadin labada maamul ayaay ugu baaqeen in ay warbaahinta ka joojiyaan hadala colaada abuuri kara