Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa kormeer ku sameeyay xarumo kala duwan oo kuyaala Caasimadda caasimada puntlan ee garowe
Madaxwenaha ayaa khudbad cajiib ah u jeediyay oqolal Arday oo wax ka barta jaamacada bariga africa qaybta garoowe