DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxweyne farmaajo oo la kulmay ardayda jaamacaha garoowe

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa  kormeer ku sameeyay xarumo kala duwan oo kuyaala Caasimadda caasimada puntlan ee garowe

Madaxwenaha ayaa  khudbad cajiib ah u jeediyay oqolal Arday oo wax ka barta jaamacada bariga africa qaybta garoowe