Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Hirshabelle in uu codso muddo kordhin.
Waxaad halkan ka daawan kartaa muuqaalka Xildhibaanada baaqa u diray Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.
WARSAXAAFADEED XIDHIBAANADA HIRSHABEELE
Xildhibaanada maamulka Hirshabeele oo ugu baaqay Madaxweyne "Waare" in uu soo dalbado muddo kordhin
Slået op af Goobjoog i 3. december 2017