DAAWO: Madaxweynaha Hirshabelle oo loogu baaqay in uu codsado muddo kordhin

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Hirshabelle in uu codso muddo kordhin.

Waxaad halkan ka daawan kartaa muuqaalka Xildhibaanada baaqa u diray Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

 

WARSAXAAFADEED XIDHIBAANADA HIRSHABEELE

Xildhibaanada maamulka Hirshabeele oo ugu baaqay Madaxweyne "Waare" in uu soo dalbado muddo kordhin

Slået op af Goobjoog i 3. december 2017