gudoomiyaha dhanka amniga iyo siyaasada ee dagmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Ibraahim Madowbe Nuur ayaa waxa uu sheegay in hoyga uu ka daganyahay Jalalaqsi ay soo weerareen Al-shabaab.
gudomiyaha ayaa meesha ka saaray in ay jiraan qasaaro dhankooda soo gaaray,wuxuu kaloo sheegay in ay Al-shabaab weerareen fariisin ciidamada jabuuti ay kuleeyihiin Jalalaqsi.
Hoos ka Dhageyso Codka:-