DHAGEYSO:- Maamulka Degmada Jalalaqsi oo ka hadlay Weerar Culus oo ay Al-Shabaab ku soo qaadeen Masuul Sare oo Maamulka ka tirsan

0

gudoomiyaha dhanka amniga iyo siyaasada ee dagmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Ibraahim Madowbe Nuur ayaa waxa uu sheegay in hoyga uu ka daganyahay Jalalaqsi ay soo weerareen Al-shabaab.

gudomiyaha ayaa meesha ka saaray in ay jiraan qasaaro dhankooda soo gaaray,wuxuu kaloo sheegay in ay Al-shabaab weerareen fariisin ciidamada jabuuti ay kuleeyihiin Jalalaqsi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-