Maamulka Soomaliand Ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay Wadahadala u Dhaxeeya MaamuladaKhaatumo iyo Soomaaliand.
Wasiirka Arimaha dibada Ee Soomaaliand Sacad Cali Shire oo ku Sugan Xarunta Madashada Shirka Ee Itoobiya ayaa Sheegay in meel Wanaagsna ay Marayaan Wadahadalada.
Hoos ka Dhageyso Codka:-