DHAGEYSO:- Somaliland oo ka hadashay Heshiiska ay la gashay Khaatumo

0

Maamulka Soomaliand Ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay Wadahadala u Dhaxeeya MaamuladaKhaatumo iyo Soomaaliand.

Wasiirka Arimaha dibada Ee Soomaaliand  Sacad Cali Shire oo ku Sugan Xarunta Madashada Shirka Ee Itoobiya ayaa Sheegay in meel Wanaagsna ay Marayaan Wadahadalada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-