Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.
Doorashada ayaa waxaa ku guuleystay C/qaadir Cosoble Cali oo horay u ahaa Gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaaka waqtigiisa dhamaaday.
C/qaadir Cosoble ayaa ku badiyay 34 cod, halka Muxiyadiin Xasan Jurus uu helay 17 cod, sidaas waxaa kursiga Baarlamaanka ku guuleystay C/qaadir Cosoble oo markii labaad noqday Xildhibaan.
Hoos ka Daawo Sawirada:-