DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Jowhar

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.

Doorashada ayaa waxaa ku guuleystay C/qaadir Cosoble Cali   oo horay u ahaa Gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaaka waqtigiisa dhamaaday.

C/qaadir Cosoble ayaa ku badiyay 34 cod, halka Muxiyadiin Xasan Jurus uu helay 17 cod, sidaas waxaa kursiga Baarlamaanka ku guuleystay C/qaadir Cosoble oo markii labaad noqday Xildhibaan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1q-8 2q-8 3q-8 4q-8 5q-6 7q-3 9q-1