London(AGGM) Waxaan Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran Warbaahinta Allgalgaduud u soo bandhigeynaa Filim daawasho ah kaasi oo laga matalay Ramadaanta iyo Ma Soomayaasha,waxaan riwaayadani turjumeysaa in Soomaalida qaarkood Ramadaanta darteed u cudur daartaan inay bukaan si aysan u soomin,waxaana riwaayadani tahay mid qosol miiran ah oo aad ka bogon doontaan.
Halkan Ka Daawo
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com