Daawo: Filim Cajiib Ah Oo Ma Soomayaasha Laga Diyaariyey Isla Markaasna Digniin Ah

0

161London(AGGM) Waxaan Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran Warbaahinta Allgalgaduud u soo bandhigeynaa Filim daawasho ah kaasi oo laga matalay Ramadaanta iyo Ma Soomayaasha,waxaan riwaayadani turjumeysaa in Soomaalida qaarkood Ramadaanta darteed u cudur daartaan inay bukaan si aysan u soomin,waxaana riwaayadani tahay mid qosol miiran ah oo aad ka bogon doontaan.

Halkan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com